Wararkii ugu dambeeyey qoys todoba qof ka kooban oo lagu laayey degmada Waajid

Rag hubeysan ayaa la sheegay inay xalay gurigooda oo ku yaalla degmada Waajid ee gobolka Bakool ku laayeen qoyska sarkaal ka tirsan ciidamada dowlada. Qoyska oo ka koobnaa Hooyo, caruurteeda, aabahood iyo xubno kale ayaa hurdayey markii uu weerarku dhacayay oo ku beegneyd saqdii dhexe ee xalay. Ugu yaraan 7 ruux oo ay ku jireen … Continue reading Wararkii ugu dambeeyey qoys todoba qof ka kooban oo lagu laayey degmada Waajid